1.CABITAANADA DHIRTA KASAMAYSAN:
Cabitaanada dhirta kasamaysan waa ku wo aad umuhiima bulshadana faa idooyin badan uleh. cabitaanada dhirta laga sameeyo waxay noqdeen kuwo u wanaagsan caafimaadka bini aadamka. cabitaanada dhirta laga sameeyo waa ku any ku baraarugsanayn bulshada soomaaliyeed cabitaanada dhirta laga sameeyo waa kuwo waxtar fiican uleh bulshada sida nafaqaynta jirka dib usoo celinta tamarta.
cabitaanada dhirta laga sameeyo waa mid kamid ah nooc yada cabitaan ee dabiicigaha ee laga diyaariyo caleenta,xididada. badanaa waxay dadku u isticmaalan in lagu daaweeyo xanuuno badan. cabitaanada dhirta laga sameeyo waa cabitaano qiima wayn ugu fadhiya cafimaadka. cabitaanada kasamaysan dhirta waxay door muhima ka qaatan cafimaadka bini aadamka. waa hab dabiici ah oo lagu xoojinayo jirka iyada oo aan la isticmaalin dawooyin kiimiko dad badan oo somaaliyeed ayaa ku tiirsan cabitaanada dhirta kasamaysan waa na dhaqan waara unabaahan in la xoojiyo.
2.Faa"IIdooyinka ay leeyihiin cabitaanada dhirta kasamaysan:
faa"iidooyinka ay leeyihiin cabitaanada dhirta kasamaysan waa kuwo aad ubadan oo aan qoraal lagu sookobikarin lakiin halkaan waxaynu kusoo qadanaynaa qayb kamid ah faa"idooyinka waxa kamid ah in lagu daaweeyo madax xanuunka, waxay nadiifiyaan jirka iyo dhiiga,waxay hagaajiyaan dheefshiidka,waxay yareeyaan walaaca iyo walbahaarka,waxay xoojiyaan difaaca jirka maleh wax yeeloyin kiimiko ah,waxay wanaajiyaan maqaarka maqaarka timaha,waxay u fiican yihiin miisanka.cabitaanada waa dawo dabiici ah oo aan qaali ahayn cidwalba samaysankarto waxay kaa cawinayaan cabitaanada dhirta laga sameeyo inaad jir ahaan iyo maskax ahaan ba ufiicnaato iyada oo aysan jirin waxyeeloyin halis ah hadii si sax ah loo isticmaalo.
3. talooyin ku saabsan mawduuca:
kuwani waa talooyin ku saabsan cabitaanada dhirta kasamaysan waxaan halkaan kuu gu soo gudbinayaa talooyin wax ku ool ah oo aan hubo qofkii akhrista in uu waxbadan ka faa idayo. talooyinkaa waxa kamid ah Dooro dhir tayo leh oo nadiif ah isticmaal dhir sifiican loo qalajiyey kafagoow dhir laga yaabo inay sumaysantahay ama aan lagaranayn is ku day inaad cabto subaxdii ha isticmaalin hadii aad qabto cudurada qaar sida(sonkorta, ama aad uur leedahay) ha kakordhin xadkiisa waxkas oo caafimaad leh waxay leeyihiin xad loogu talagalay kadhig qaybka mid ah nolosha caadiga ah uqaado si joogta ah cabitaanadan.
4.Ugudanbayn:
cabitaanada laga sameeyo dhirta waa hadyad dabiici ah oo alle inoogu deeqay si aan jirkeena ugu xoojino,nadiifino, iskugu daawayno.Waa badal fiican oo caafimaad oo lagu badalan karo cabitaanada kimikaalka ah ee waxyeelada leh
ugu danbayn waxaan leeyahay ( dhirta wanaagsani waa daawo aan la ogayn dhirta xumi se waa dhibaato).
![]() |
0 Comments